2013 Tartanka Boostarada Todobaadka Arbor ee California

Ardayda fasalada saddexaad, afraad, iyo shanaad ee California oo dhan waxa lagu martiqaaday inay ka qaybgalaan tartanka Boostarka Toddobaadka Arbor ee California sanadkan. Tartanka sanadkan, “The Trees in My Community are an Urban Forest” waxa loogu talagalay in lagu kordhiyo aqoonta doorarka muhiimka ah ee geedaha iyo faa’iidooyinka badan ee ay u hayaan bulshadeena.

 

Qorshayaasha casharrada, hawlaha, iyo xeerarka tartanka, soo deji baakidhkayaga tartanka 2013 oo buuxa.